Awdalpress – London – Maxkamadda Somaliland ayaa soo saartay qaraar amma go’aan diidaya dacwaddii ay 39ka xildhibaan u gudbiyeen, iyaga oo diiddan natiijadii doorashadii guddoomiyaha Baarlamanka. Waxana go’aanka maxkamaddu u dhignaa sidan:
Awdalpress