Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Nink la yidhaa Saleebaan Mandeella oo ka hadla siyaasadda Somaliland ayaa maanta sheegay in uu xisbiga Waddani ka baxay isla markaana hambalyeeyey Abdirashid Hassan Mataan.

$
0
0

Awdalrpess – London -War saxaafadeed uu bixiyey Saleebaan Mandeella oo ku nool magaalada Borama, ayaa sheegay in isaga iyo reerka uu ka soo jeedaaba ay ka baxeen xisbiga Waddani. Waxana uu eedo u jeediyey hoggaamiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi Xaaji Ali. Laakiin Saleebaan ma caddayn sababta uu u eedaynayo Xirsi.

 

Dhinaca kale waxa uu bogaadiyey siyaasiga Abdirashid Xasan Mataan oo dhawaan iclaamiyey in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga Waddani ee uu ka tirsanaa.

Hadalkan uu saxaafadda siiyey ninkani Saleebaan ayaa ah mid miisaankiisa leh. Kaasi oo ay qabaan dad badan oo ka mid ah degaannada galbeedka Somaliland.

Halkan ka daawo:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images