Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ahmed-yaasiin Sh. Ali Ayaanle waa shakhiga mudan in uu noqdo G/xigeenka koowaad ee Baaralamaanka Somaliland.

$
0
0

Ahmed-yaasiin Sh. Ali Ayaanle, waa xildhibaan ka dhex iftiimaya golaha Baaralamanka Somaliland, waa shakhsi lagu yaqaan karaamo, akhlaaq, garaad iyo aqoon. Waxanu mudanyahay in golaha Baaralamaanka Somaliland ee is haystaa uu doorto, si xal looga gaadho is qab qabsiga iyo maamul xumada baarlamanka Somaliland xilligan dhex timid.

 

 

 

Markii ay awdalpress xuuraamisay ee ay hoos u eegtay xaaladda Baarlamaanta Somaliland, waxa ay aragtay in Ahmed-yaasiin yahay ninka ugu mudan in la doorto, in uu ka mid noqdo hoggaanka golaha Baarlamanka Somaliland. Sidaasi daraaddeed, sida wax garad badani ku talinayaan, waxa na soo gaadhaya, farriimo lagu taageerayo xildhibaan Ahmed-yaasiin Sh. Ali Ayaanle.

 

 

Sidoo kale waxa baaq loo jeedinayaa, xisbiyada ku loollamaya talada dalka Somaliland, in ay si weyn uga taxaddiraan doorashadaasi la dooran dooran doono guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka Somaliland.

 

 

Xil.Ahmed-yaasiin Sh. Ali Ayaale, waa xildhibaan ku fadhiya kursiga reer Awdal, da’yarta reer Awdal iyo guud ahaanba da’yarta reer Somaliland.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images