Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gabaygii QARNAQSI iyo AUN Macallin Dhoodaan oo innoo tiriya ku soo dhawaada.

$
0
0

Awdalpress – London – AUN Macallin Dhoodaan oo aan ku xasuusanno, gabayo miisaan iyo mugweyn leh, isla markaana uu luuq macaan ku luuqeeyo. Waxa ay ka mid ahaayeen gabayada uu dadkiisa ku nool Ismaamulka Somalida ee Ethopia uu wax ugu sheegi jiray.

 

Halgankaa oo dhalay horumarka iyo maamulka suubban ee ay maanta ku naalloonayaan dadka ku nool degaanka Ismaamulka Somalida Ethopia.

 

Allaha u naxariistee, waxa uu Dhoodaan god galay, isaga oo ku faraxsan dadkiisa ku seexda kuna soo toosa nabadda iyo farxadda.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images