Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Saleebaan Ali Ismail oo soo dhaweyn loogu sameeyey Dilla iyo Borama. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Suldaan Saleebaan Ali Ismail oo ah suldaanka guud ee Somaliland, oo muddaba deggenaa magaalada Hargeysa, ayaa maanta booqasho ugu baxay gobollada galbeedka. Suldaanka oo sida uu sheegay muddaba aad u darsayey xisbiyada iyo Siyaasadda Somaliland, ayaa ka geyn waayey in shacabkiisu uga maarmi waayeen in uu la tashi la soo sameeyo, beelihii galbeedka ee uu asal ahaan ka soo jeeday.

 

 

Dadka suldaanka soo dhaweynayey waxa hor kacayey Suldaanka guud ee qiimaha badan Suldaan Baade.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images