Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ururka Weeda oo xaflad u qabtay dafcaddii 1aad ee ka qalin jabisa waxbarasho sannad ah. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Urur Samafal ah oo magaciisa marka la soo gaabiyo la yidhaa WEEDA, oo saldhiggiisu yahay Dilla, ayaa shacabka Dilla iyo inta ku xeeran ka caawiya waxbarashada iyo baahiyaha aasaasiga ah, waxana ururkaa Weeda uu xaflad u qabtay dafcaddii koowaad ee ka qalin jabisa waxbarasho xirfadeed sannad ah iyo waxbarasho dadban.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images