Awdalpress – London – Maanta waa maalin Jimca ah, sida aan badi nooga barateenna waxan idiin soo gudbin doonnaa Casharkii Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, oo uu innoo mariyo Sh. Dirir.
Casharradii hore waxa aad kala socon kartaan shabakaddan amma marka ay cajaladdani dhammaato.
Ha ka daalina, hana ka wahsannina in aad Qur’aanka barataan.
Awdalpress





