Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

War naxdin leh: Xildhibaan Abdirahman Talyanle oo geeriyooday.

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Awdalpress – London – Muddo bil ahi kamay soo wareegin markii Xildhibaan Talyanle iyo Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Baashe ay isku qabtee xilka guddoomiyenimada. Baarlamanka Somalilandna u kala jabay labada garab ee kala taageersanaa Marxuum Talyanle iyo Baashe. Kadibna uu Talyanle u tanaasulay.

 

Noloshu meel ma jirtee, waxa muddo yar ka dib haleelay xanuun loogu qaaday India. Habeenkii xalay ahaydna uu Wadkii haleelay.

 

Allaha u naxariisto Marxuum Abdirahman Talyanle, ehelkiisii iyo ummadda Somalilandna Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images