Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi ku socota eheladii uu ka baxay Marxuum Haashi Aateeyeh.

$
0
0

Tacsi Nuux

 

 

 

 

 

 

 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Annagoo kala ah dadka magacdoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Haashi Aateeyeh Hussein oo ku geeriyooday magaalada Boorama xalay. Waxaan illaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo intii ka hadhayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.

 
1) Abdi Egeh Ahmed
2) Abdirahman Omer egeh
3) Mustafe Miad Allaleh
4) Rashiid nuur egeh
5) Mohamed Omer Bille
6) Ibrahim Mohamed Aamin
7) Ayaanle Omer Egeh
8) Saleban Farah Abdillahi
M O Bile
UK

Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images