Awdalpress – London -Shir ballaadhan oo is warsi, wada tashi iyo dardaaranba isugu jiray ayaa shalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada Somaliland, waxana shirkaa guddoominayey Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Siilaanyo, waxa kale oo shirka goob joog ka ahaa, golaha wasiirrada, Taliyayaasha ciidammada, xubno ka socda golaha Baarlamanka iyo guurtida iyo golaha Komishanka doorashada.
Waxa madashii ka hadlay saddexda Musharrax ee u tartamaya kursiga Madaxweynenimo ee Somaliland, hadalkoodiina sidan ayuu u dhacay.
Awdalpress





