Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qaraxii Muqdisha iyo argaggixii laga qaaday oo kallifay in hawl gal adag oo miisaan leh ay xukuumadda Federaalka ahi ku tallaabsato. ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

Qaraxii Muqdisho ka dhacay bishan 14 keedii ayaa waji kale u yeelan habka lagula dagaallamayo argagixisada, waxana maanta wada xidhan dhammaanba waddooyinka magaalada Muqdisho, sida la ogyahayna waxa la wadaa hawlo gallo xoog badan oo la doonayo in lagu soo qab qabto dadka la is leeyahay wax bay ka og yihiin qaraxan amma wayba ku lug leeyihiin.

Haddaba si aad ula socotaan xaalku halka uu marayo aan idin dhegeysiinno nin ka warramaya arrimuhu sida ay u socdaan ee ku soo dhawaada:

 

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images