Awdalpress – London – Waddanka Cambodia ayaa carruurtu hungurigooda ka helaan ugaadhsiga Masaska waaweyn ee dilaaga ah. Halka waddammada qaarkood ay dadku ka qabaan maqalka masaska.
Bal aan maanta idin daawadsiinno sida ay carruurtaa toban jirrada ahi u ugaadhsadaan masasaka waaweyn ee khatarta ah:
Awdalpress






