Awdalpress – London – Madaxweynaha dawladda Federaalka Somaliland Mohamed Abdillaahi Farmaajo oo maanta booqday xeryaha ciidanka Somalia ayaa si qiira leh uga hadlay xaaladda maanta dalku marayo, waxanu ku gooddiyey in uu naftiisa u hurayo dalka, si uu u sugo amniga, dagaal ayaanu iclaamiyey, ciidanka oo uu la hadlayeyna waxa uu ku amray in ay dabar jaraan Al shabaab.
Awdalpress




