Awdalpress – London – Kartuunka ku magac dheer Tom and Jerry, ee aadka looga daawado dunida, ayaa ah mid ka tarjuma arrimo badan oo salka ku haya nolosha iyo tartanka dunida ee nooc walba leh. Dadka Somaliyeed qaar baa u maleeya in ay carruurta uuni daawato, balse waxa immiga iyo weligeedba aad u daawada dadka waaweyn ee aqoonta iyo waaya aragnimada leh.
Maanta waxan muuqaal ka mid ah kuwa aadka loo daawaday jeclaysannay in aad nala wadaagtaan oo xigmadda ku jirta aad halkaa kala baxdaan. Mawduuca oo laba qaybood u kala jaban in aad fahamtaanna waa mid muhiim ah.
Awdalpress




