Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kulmiyow ku nacay mar haddii Wasiirkii waxbarashada Somaliland uu macallimiintii iyo ardaydiisii uu wasiirka u ahaa sidan ula hadlayo ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Kulmiyow ku nacay mar hadii uu wasiirkii Waxbarashada ee dawladda Kulmiye uu dadkiisii si aan gabbasho lahayn ugu kala qaybinayo qabyaalad.

Wasiirka Waxbarasho ee dal waa ka lagu daydo, waa ka hoggaamiya midnimada ummadda amma haykalka lagu soo hirto ee manhajka ummadda hoggaamiya. Marxaladaha doorashada amma marka buuq iyo xaalad xumi dalka soo wajahdana samata bixiya. Dhinaca kale waa hoggaanka aqoonta iyo mufakiriinta dalka. Laakiin maanta Wasiir Abdillaahi oo loo hanweynaa way ka fiishtay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images