Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Tacsi tiiraanyo leh oo reer Sh. Omer Goth ay u dirayaan ehelka marxuum Abdisamad Omer Kaahin ( Geerjire ).

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Nooleba waa dhintee, waxa saaka geeridiisa la soo sheegay Allaha u naxariistee Marxuum Abdisamad Omer Kaahin oo ahaa nin da’yar, xalayna caafimaad iyo nabad ku seexday, saakana isaga oo mayda la arkay.

Geeridu waa mid noole kasta sugaysa oo uu marayo amma in badan oo innaga badaniba martay, sababta iyo sida ay kuu heshaana waa mid qofka u qorrayd, hadal haynta iyo naxdintuse waxa ay mar walba haysataa ehelka uu marxuum ka baxay iyo asxaabta. Waase wakhti yar inta la hadal haynayaa.

Marxuum Abdisamad Allaha u naxariisto, Allaha qabriga u nuuro. Ehelkiisiina Ilaahay samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

Aammiin

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images