Siyaasiga Cali Khalif Galayr oo in dhawaala ahba ku sugan dalka Ingiriiska ayaa waxa uu kulanno la yeeshay qaybo ka mid ah Jaaliyadda reer Khaatumo. Waxana ugu dambeysey kulan uu magaalada Birmingham kula yeeshay dadweyne ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Cayn.
Sida uu caadaystay waxa uu dadkii madasha isugu yimid ku dul akhriyey hallo uu ku tirtirsiinayo sidii ay u taageeri lahaayeen maamulka Khaatumo iyo shirka Taleex lagu qaban doono. Isaga oo hadlayana bal aan wada daawanno.
Awdalpress.com






