Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horreysey doorashadii kadib sidii caadada u ahayd ka hadlay, waxa u muuqada, dhalliil uu dusha ka saaray xukuumadda Siilaanyo, qabyaaladda iyo waxa hor yaalla madaxweynaha la doortay ee Muse Bixi Cabdi.
Awdalpress




