Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dawladda Federaalka Somalia oo sheegtay in ay dhawaan la wareegi doonto maamulkii hawada Somaliya oo ay Somalilandna ku jirto. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Dawladda Federaalka Somalia ayaa wadda qorshihii ugu danbeeyey ee ay kula wareegi lahayd maamulka hawada Somalia oo ay maamuli jirtay shirkadda ICAO.

Maamulka hawada Somalia oo ay Somaliland ku jirto ayaan sinaba u suurta galay in laba loo kala maamulo, waxana uu dhawaan si toos ah u hoos iman doonaa xukuummadda Federaalka Somalia. Halka aanay Somaliland waxba uga qorshaysnayn in ay cidhiidhsato maamulka dhinaceeda. Balse isku day ay Somaliland doonaysey in ay maamulato dhinaceeda ayaa haba yaraatee suurta geli waayey laguna hongoobay.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images