Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

War Deg Deg Ah: Madaafiic lagu garaacayo Garoonka Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose

$
0
0

Awdalpress – Kismaanyo – Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobbalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto duqeyn aan caadi ahayn, islamarkaana si aad ah madaafiic loogu rusheenaayo garoonka magaaladaasi.

Mid ka mid ah dadka ku sugan magaalada Kismaayo ayaa u sheegay saxaafadda  in madaafiicda Hoobiye ay tahay, islamarkaana ay soo ridaayaan ciidamada Al-shabaab.

Warar madax banaan oo aynu helnay ayaa waxay sheegayaan in madaafiicdaan lagu soo garaacaayo diyaarad ciidamada Kenya saanad Miltari u keentay, ilaaa hadana lama oga qasaaraha rasmiga ah.

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images