Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kulankii Muuse Biixi & Ergeyga Michael Keating maxay ka wada hadleen? muxuuse Michael ka yidhi arrinta hawada iyo dagaallada u dhexeeya Somaliland iyo Puntland?

$
0
0

Awdalpress – London – Ergeyga Michael Keating oo ka socda beesha caalamka ee danaysa Somaliya una dhashay dalka Ingiriiska ayaa markii uu la kulmay Muse Bixi iyo xukuumaddiisa amar ku bixiyey in deg deg loo joojiyo colaadda ka aloosan bariga, xaaladdana lagu soo celiyo sidii ay ahayd, wixii khilaaf ahna lagu dhammeeyo wada hadal.

 

Mr. Keating oo ah nin adag isla markaana ka mid ah ragga gunta ugu jira siyaasadda ku aaddan Somalia. Ayaa ka dhawaajiyey in ay arrinta hawadu tahay mid caalami ah, isla markaana aan loo baahnayn in lagu gor gortamo, waxana uu ka digay in Somaliland iyo Dawladda Federaalka Somalia ay arrintaa hawada ka murmaan. Laakiin ay habboon tahay in si sharci ah ay uga wada hadlaan.

 

Dhinaca kale wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo isna ka hadlay wadahallada wafdiga Mr. Keating iyo Somaliland ayaan wax badan ka sheegin, waxana uu hadalkiisii ku soo ururiyey in ay iskaashi iyo wada shaqayn yeeshaan.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images