Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Wasiirka Daakhiliga Somaliland Mohamed Kaahin oo si miisaaman uga hadlay colaadda Tukaraq.

$
0
0

Awdalpress – London – Colaadda ka aloosan bariga Somaliland ee degaanka Sool ku taal, ayaa markii ugu horreysey waxa ka hadlay Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland mudane Mohamed Kaahin.

Wasiirka ayaa si miisaaman oo odaynimo uga hadlay sida ay u arkaan xaaladdaasi colaadeed, oo cirka isku sii shareeraysa. Waxana uu ugu horreyn eed korka uga saaray dawladda Farmaajo iyo maamulka Puntland oo uu ku eedeeyey in ay mas’uul ka yihiin dagaallada ka dhacay jiiddaasi Tukaraq.

Mudane Kaahin oo hadlayaa muxuu yidhi:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images