Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

XAALAD CUSUB: Muse Bixi oo kursigii madaxtooyada ku cusub iyo colaadda Dararweyne oo lagu eedeeyey in ay dawladdiisu hubaynayso beelaha dagaallamaya mid ka mid ah.

$
0
0

Awdalpress – London – Suldaan Mohamed Abdiqaadir oo ah suldaan miisaan weyn ku leh Somaliland ayaa oogta ka caddeeyey in dagaalku u dhexeeyo beesha Habar Yonis iyo ciidammada dawladda Somaliland. Balse aanu dagaalku u dhaxayn laba beelood.

Xaalku meel adag ayuu marayaa, Muse Bixina waxa uu mashquul ku yahay sidii uu u hawl gelin lahaa dawladdiisa jeegaanta la baxday. Carqalado dagaal oo aanu filayn ayaana hoostiisa ka holcaya.

Bal aan dhegeysanno sirtan uu Suldaanku qarxiyey.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images