Awdalapress – London – Eedayntii ugu xoogga badnayd ee laga sheego xukunka Muse Bixi, oo uu Faysal u soo jeediyey, ayaa dad badani u arkaan in si xun loo laf jabiyey Muse Bixi. Hadalka runta ah ee Faysal Cali Waraabana ku noqday cambaar iyo dhinbiil aanu weligii filanayn.
Awdalpress