Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mustafe Martin oo maanta innoo soo bandhigaya barnaamijka dawladdiisa dibad wareegga ah iyo sida ay u hawl galayso amma halka ay ka hawl galayso. ( Daawo ).

$
0
0

Awdalpress – London – Mustafe Martin oo dhawaan sheegtay in uu yahay madaxweynaha United Somaliland Front oo saldhiggeedu yahay qurbaha, ayaa waxa uu maanta ka warramayaa barnaamijka dawladdiisa iyo sida ay u shaqayn doonto. Sidoo kale waxa uu faah faahin ka bixinayaa waddammada ay dawladdiisa government in exile ay ka shaqayn doonto iyo goorta loo dabbaal degi doono.

 

 

Mudane Martin ayaa lafa guri doona xidhiidhka caalamiga ah ee uu illaa immiga sameeyey iyo waddammada uu sida weyn ula xidhiidhay. Su’aashuse waxa ay tahay raad intee le’eg ayey ku yeelanaysaa dalka iyo mustaqbalka Somaliland?

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images