INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo dunida ka joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaanba eheladii iyo asxaabtii Marxuum Cabdillaahi Bile Camir oo maanta lagu aasay magaalada Dilla. Waxanay Marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisii oo ay reerkiisu ugu horreeyaanna uu Eebbe ka siiyo samir iyo Iimaan.
Aammiin Aammiin
Awdalpress




