Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasi Ali Guray oo hadallo weerar ah ku gamay Saleebaan Gaal, in ay SNM qaldanaydna sheegay,beesha Isaaqna ku tilmaamay ta ugu xun Somali ee aan wax lala qaybsan karin. ( Daawo adigaa yaabiye )

$
0
0

 

Haddii carab la keeno Berbera annaguna Xabashi ayaanu keeni oo aan idinku garaacaynaa…..ta ka dhacdana waad arki doontaan…..Muuse Bixi waa musharrax isaga ayaana madaxweyne noqon oo dalkan ka talin, si fiicanna wuu u talin……..hadalkaa waxa uu kula hadlayey xukuumaddii Siilaanyo oo uu reer ahaan ula hadlayey.

 

 

 

Awdalpress – London – Inkasta oo aanay qurux badnayn in aan halkan soo dhigno hadallo dhaawacaya shakhsi reer Somaliland ah, oo weliba mas’uul ah. Haddana mar haddii uu saxaafadda u kaydsan yahay, waxa ay nala noqotay in aan dadka dib u maqashiinno hadallo dhiillo iyo cambaarayn ah oo uu siyaasiga Ali Guray af labadii uu isku itaalay in aanu caloosha ku haysan.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images