Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muqdisho: Ciidammo ka wada tirsan dawladda Federaalka Somalia oo dagaal dhex maray.

$
0
0

 

Awdalpress – London – Laba qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad laba unug oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya ku dhexmaray Muqdishu Arbacadii maanta.

Faahfaahinta iska horimaadkan ayaa Jaamac Buulle Jaamac waxa uu ka waraystya taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas, Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.

 

 

 

 

 

Source VOA

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images