Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Muse Bixi oo bixiyey waraysi uu arrima badan kaga jawaabay.

$
0
0

Awdalpress – London – Weriyaha ruug caddaaga ah ee Harari ayaa waxa uu waraysi aad u adag la yeeshay Madaxweyne Muse Bixi. Su’aalaha uu weydiiyey oo ahaa kuwa xasaasiya ayaa ahaa kuwo uu qaarkood ka xanaaqay amma uu si isku qasan uga jawaabay, sida:

Saluugga laga qabo dawladdiisa diciifka ah, ee u badan mas’uuliyiin aan aqoon iyo waaya aragnimo u lahayn shaqadooda, sida uu beelaha ugu qayb geliyey dawladdiisa, sicir bararka ay dawladdiisu dhex fadhiisatay iyaga oo aan xal u hayn, heshiiska DP World iyo saldhigga Berbera, shir beeleedyada la filayo in ay Garxajiska oo kale dhawaan qabsaan iwm. ( Daawo adigaa qiimayn doonee )

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images