Awdalpress – London – Waa cayaar qalaamad rogad iyo booddada cirka lagu qalaama rogto. Waa biraha orodka lagu fuulo iyo wax yaabo la yaab leh, ee nala daawada.
Xagaagan ayey Ethopianku magaalada London ku soo ban dhigayaan Indha-sarcaadka ay ugu yeedheen Circus Abyssinia: Ethiopian Dreams
Awdalpress






