Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Magaalada Lafa-Ciise iyo Sheed-dheer oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Ismaamulka Somalida.

$
0
0

Awdalpress – Lafa ciise – Madaxweyne Abdi Omer oo ka qayb galaya shirka ka dhacaya Awbare, ayaa waxa uu lugta soo mariyey magaalooyinka waaweyn weyn ee Lafa-Ciise, Sheed-dheer iyo tuulooyinka u dhexeeya, halkaa oo uu kula kulmay dadweyne aad u tiro badan oo dhulkaasi deggen. Shacabkaasi oo lulayey calanka Ethopia iyo ka Somalida Ethopia ayaa si la yaab leh u soo dhaweeyey degaannadaasi.

 

Intii aanu u soo gudbin Magaalada Awbare iyo tuulooyinka teedsan jiiddaa oo ay deggen yihiin dad aad iyo aad u tiro badan ayaa halkaa ku dhegeystay warbixinnada degaankaasi, kaddibna waxa uu isna la hadlay dadkii soo dhaweeyey, hadallo qiiro leh ayaanu u jeediyey.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images