Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka ka socda degaanka Tukaraq

$
0
0

Awdalpress – London – Wararka xalay illaa saaka ka imanaya dhulka lagu dagaallamayo ee gobolka Sool, ayaa tibaaxaya in ay rasaastu mar walba dhacayso, labada qolabana ay guul sheeganayso. Iyaga oo dhinacba dhinaca kale uu gardarrada iyo weerarka ku eedaynayo.

Dhinaca kale waxa isna dhinaca Puntland u hadlay mas’uul maamulkaasi ka tirsan oo sheegay in sidan:

Laakiin xaaladda Cusbitalka Garawe ayaa muujinaysa in Puntland la gaadhsiiyey dhirbaaxo, shacabka magaaladaasi oo si xammaasadaysan u saxmadeeyey Cusbatalka si ay u helaan xogta iyo dadka dhaawaca ah ee lagu soo daabulayo cusbatalka.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images