Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Liyu-Police ka Ismaamulka Somalida Ethopia waa kuwa sugay amniga degaanka DDSI la’aantoodna aanay nabadi jirteen

$
0
0

 

Awdalpress – London – Saxaafadda awdalpress.com oo u kuur gashay war ay saxaafadaha qaar qoreen, oo ah war been iyo mu’amaraad, ayaa ahaa mid lagu sheegay in hay’adda xuquuqul Adamaha u doodda ee loo yaqaan Amnesty International ay soo jeedisay in Liyu-Police ka la kala diro. Warkan oo u muuqda dacaayad ay dad qalad wadaa ka hawl galeen, ayaa micnihiisu yahay in degaankaasi Somalida lagu soo celiyo fawdo hor leh iyo dagaallo xornimo doon ah.

 

 

Ciidammada Liyu-Police ayaa ah ciidan tababaran oo leh nidaam iyo kala danbayn ama discipline ciidan, ka ugu sarreeya. Muddadii ay dhisnaayeenna waxa ay degaanka Somalida Ethopia u horseedeen nabad, deggenaansho iyo horumar. La’aantoodna may suurta gasheen in wanaagga degaanka ka jiraa uu jiri lahaa.

 

 

Xilligan oo ay fursad u haystaan in ay dhismaha iyo hawlaha madaniga ah ka qayb qaataanna, maaha wakhti laga fidiyo borobogaanda aan loo baahnayn iyo warar been ah. Waxana cad in dadka hawlahaa lugaha kula jiraa ay u adeeganayaan shakhiyaadka kooban ee mucaaridka ku ah degaanaanshaha degaanka iyo guud ahaanba hannaanka nabadgeliyo ee dawladda Ethopia cagta saartay.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images