Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Kacdoonka dhallinta reer Awdal iyo qayla dhaanta isa soo taraysa ee ka soo yeedhaysa gobollada galbeedka ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Dhawaan ayey ahayd markii ay xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Somaliland oo ka soo jeeda gobollada galbeedku ay ka dhawaajiyeen in wax laga beddelo saamiga gobolladaasi ay ku leeyihiin golaha shacabka. Laakiin arrintaa waxa gaashaanka u daruuray wasiir Seed oo isna ka soo jeeda gobollada galbeedka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay baaqaasi xildhibaannada iyo dareenka shacabka, isaga oo aan u hadlay ujeeddo ka fog ta uu is leeyahay golaha wasiirrada ayaad kaga sii mid ahaanaysaa.

Dhawaqaa wasiir Seed ayaa Borama iyo magaalooyinka galbeedka ka abuuray guux aad u weyn, waxana saxaafadda la hadlay dhallin iyo odayaal ka tirsan gobolka oo u jawaabaya wasiirka.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images