Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Af-hayeen u hadlay Jabhadda ONLF oo sharci darro iyo xad gudub ku tilmaamay in ciidammada Federaalka Ethopia ay xoog ku qabsadaan xaruntii maamulka Jig-jiga looga talinayey ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalapress – London – Duullaankii ay ciidammada Federaalka Ethopia ay saaka kula wareegeen magaalo madaxda DDSI ee Jig-jiga ayaa waxa dhankooda ka hadlay Jabhadda u dagaallanta xoraynta gobolka Somalida Ethopia, waxana ay duullaankan ku tilmaameen in uu yahay mid ka hor imanaya sharciga dawladda Federaalka Ethopia. Waana sida uu af-hayeenka ONLF hadalka u dhegaye waxa ay ka turjumaysaa uun hab-dhaqanka taariikhiga ah ee lagu soo maamuli jiray amma la doonayo in lagu maamulo qawmiyadda Somalida ee Ethopia.

Af-hayeenka ayaa shacabka ugu baaqay in aanay dadka ku dhex nool iyo goobaha ay ku cibaadaystaanba ay xaq dhawraan.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images