Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ahmed Shide oo loo doortay guddoomiyaha xisbiga talada u haya Isaamulka Somalida Ethopia. ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

Awdalpress – London – Xisbiga haya Ismaamulka Degaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa maanta kulan uu ku yeeshay magaalada Addis Ababa ku doortay Guddoomiye cusub. Kulanka xisbiga ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa, waxaana xubnuhu doorteen Axmed Shide oo ah Wasiirka Isgaarsiinta ee dalka Itoobiya oo hoggaamin doona Xisbiga Dimoqraadiga ee Shacabka Soomaalida Itoobiya ESPDP.

Saraakiisha ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa idaacadda VOA u sheegtay in muddada guddoomiyaha cusub uu talada haynayaa ay tahay ilaa laga qabanayo shirweynaha xisbiga oo dhici doona dhawaan.

Haaruun Macruuf ayaa arrintaas ka wareystay Khadar Cabdi Ismaaciil oo ah Xoghayaha Xisbiga haya talada Ismaamulka.

 

 

Source VOA

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images