Awdalpress – London – Waa muhiim in aad wax ka taqaan taariikhda isirkaaga iyo halka aad ka timid, taasina waxa ay kugu hagaysaa in aad ka jaahil baxdid wax badan oo been ah oo shacabka Somaliyeed kala qoqobay, sidaa marka aan leehay uma jeedo siyaasadda amma dalalka ay Somalidu ku kala nooshahay.
Haddaba barnaamij arrimahaa lagu iftiiminayo oo la magac baxay raad raaca Isirka Somaliyeed, oo lagu marti qaaday Dr.Mohamed Abdi Gaandhi oo muddo dheer ku hawlanaa baadhista taariikhda Somalida ayaa waxa uu maanta innoo soo bandhigayaa taariikh cajab leh, oo aan wax badan ka baran karro.
DAAWASHO WANAAGSAN
Awdalpress





