Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ma laga yaabaa in Ra’iisal Wasaaraha Ethopia Dr Ahmed uu Hargeysa yimaaddo?

$
0
0

Awdalpress – London – Warar hoose oo ay shabakadda awdalpress.com heshay ayaa sheegaya in Dr. Abiy Ahmed uu dhawaan ku soo wajahan yahay Somaliland, socdaalkiisaasina waxa uu noqon doonaa mid taariikhi ah, oo saddexeeya silsiladaha xadiidka ah ee uu qaar jabiyey, sida colaaddii iyo cadaawaddii ka dhexaysey Ethopia iyo Eritrea amma Silsiladihii Jeelaha uu maxaabiistii uga sii daayey.

Bal hadda aan wada dhageysanno safiirka Somaliland u fadhiya Ethopia oo arrintaa ka warramaya:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images