Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Abdirahman Abdilqaadir oo maanta ka soo muuqday saxaafadda iyo Jamac Shabeel oo Kulmiye dibadda laga dhigay maxay wadaagaan?

$
0
0

Awdalpress – London – Shirkii xisbiga Kulmiye ee 2012kii waxa uu Jamac shabeel ahaa hawl wadeenkii akhriyayey go’aankii Abdirahman Abdilqadir xilka iyo xubinnimada xisbiga Kulmiye lagaga qaaday. Kadibna A/Abdilqadir shirkii oo socda dibadda la dhigay…..maalintaa Jaamac Shabeel waxa uu u dalbaday askar, saara saara Ina Abdilqadir ayaanu lahaa, bal nala daawada.

Maanta waxa isna shaashadaha saxaafadda xorta ah laga daawanayey Abdiraman Abdilqadir oo dhoollo caddaynaya, isla markaana muujinaya in aanay kala fogayn madaxweynaha Somaliland maanta u taliya, go’aanka Jamac shabeel lagu eryeyna ka hadlaya.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images