Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Magaalada Garawe oo si toos ah ay uga billaabantay doorashadii guddoomiyayaasha iyo ku xigeennada golaha baarlamanka Puntland. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Wararka maanta waxa ka mid ah maamulka doorshooyinka Puntland oo guda galay habsami u socodkii doorashada Madaxweyne ee dhici doonta 8da Janawari ee sannadkan 2019ka, waxana maanta la billaabay dhismaha cusub ee uu yeelan doono golaha baarlamanka ee soo xuli doona shakhsiga madaxweynaha ka noqon doona dalkaasi.

 

 

Awdalapress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images