Awdalpress – London – Habeenkii xalay ahayd waxa la soo sheegayey in musharrixiintu lacag ku kala iibsanayeen golaha baarlamanka ee dooranaya Madaxweynaha Puntland ee shanta sano ee soo socota hoggaamin doona maamul goboleedkaasi.
Laakiin Musharraxa Dr.Ali Isse Abdi ayaa mar uu la hadlay saxaafadda ka dhawaajiyey in aanu isagu hayn mid doorashada ku doonaya laaluush.
Awdalpress





