OGYSIIS KU SOCDA JAALIYADDA KA SOO JEEDDA GOBOLLADA AWDAL, SALAL, GEBILAY IYO DEGAANNADA WADDAMMADA KU XEERAN EE KU DHAQAN UK.
ACWW
Waxa si xushmad leh loo wargelinayaa Jaaliyadda Awdal, Salal, Gebilay iyo degaannada waddammada ku xeeran ee ku dhaqan UK, in ay ka soo qayb galaan shir lagu falanqayn doono dahana iyo midnimada ummadda ka soo jeedda deegaannada Awdal, Salal, Gebilay iyo degaannada kale ee waddammada ku xeeran.
Shirkaasi waxa uu qabsoomi doonaa taariikhdu marka ay tahay 25/01/2019, oo ku beegan maalin Jimce ah, saacadda uu shirku bilaabmi doonaana waa 18:00 amma lixda galabnimo illaa iyo 22:00 ama tobanka fiidnimo ee saacadda UK.
Goobta shirku waa:
Capital City Academy
Doly Garden, Willesden
London NW10 3ST
UK
Wixii faah-faahin ah ee shirkaa ku saabsan waxa aad kala xidhiidhi doontaan telefoonnada hoos ku qoran
- 07882207074
- 07506901159
- 07940021114
- 07916420217
- 07450364239
Awdalpress





