Awdalress – London – Zamiba waa dal ku yaalla Afrika, gaar ahaan badhtamaha K/Afrika, waxana uu xad la leeyahay illaa iyo siddeed waddan oo ku hareeraysan. Waa dal aan bad lahayn, laakiin waxa ku yaalla buxayrada weyn ee loo yaqaan Lake Kariba, oo dhacda badhtamaha dalkaasi. Sidoo kale waxa uu dalka Zambia leeyahay khayraad badan oo la dheefsado ayna ka mid yihiin dahabka.
Dhaqan ahaan waa dal ay dadkiisu qarniyo lahaayeen boqortooyo guun ah. Welina ay ka jirto is maamulkii dhaqan ee boqortooyo.
Awdalpress






