Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ciidamada Burundi oo 12 Askari lagaga dilay Somalia todobaadkan

$
0
0

Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in hal askari alay lagu dilay xalay magaaladaas.

Warku wuxuu intaasi ku darayaa in dilka askarigan uu geystay askari kale, ka dib markii uu muran dhexmaray.

Askariga la dilay ayaa ka tirsanaa ciidanka asluubta ee Somaliland. Askarigii dilka geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday iyadoo ay ku daba joogaan ciidamada ammaanku sida la sheeagay.

saraakiisha ciidamada asluubta Somaliland oo VOA la xidhiidhay ayaa ku gaabsaday inay socoto baadhis lagu hayo dhacdadan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in dhacdadan uu dhaawac ka soo gaadhay hal qof oo kale oo rayid ah.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images