Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Masar: Banaanbaxyo ka bilaabmay Qaahira

$
0
0

 Kumanaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka dhowr magaalo oo ku yaala dalka Masar, wax lagu tilmaamay kacdoon looga soo horjeedo madaxweynaha xukumadda Milatariga, Cabdulfitaax Al-Sisi.

Qaar ka mid ah dadkaas oo gelinkii dambe ee Jimcihii isugu soo baxay fagaaraha Taxriir ee magaalada Qaahira ayaa ku qeylinayey hal ku dhegyo ay ku dalbanayeen in Siisi uu xukunka ka dego, hal ku dhegyadaas oo la mid ah kuwii ka shanqarayay isla fagaarahaas muddo sideed sanadood ka badan haatan laga joogo, marki dibadbaxyo xukunka looga tuuray madaxweynihii mudada dheer soo xukumayay Masar Xusni Mubaarak.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images