Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gorgor markii sadexaad caruur ku weeraray deg. Gaashaamo DDS

$
0
0

Gaashamo(SRTV) barqadii maanta ayaa mar 3aad Gorgor weerary Hana Xasan Daahir oo ku nool tuulada Galka oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee gobolka Jerer, gorgorka ayaa Hana dhaawac culus ka gaadhsiiyay dhagta, sida ay noo xaqiijiyeen masuuliyiin heer deegaan ah oo kormeer ku maraya qaybo ka mida gobolka Jerer. waxay intaas ku dareen in ay dadka deegaanka oo ay dhacdadan iyo kuwii ka horeeyayba cabsi wayn galisay ay baacsi iyo baadi goob ku bilaaben kuna guuleesteen in ay Gorgorkaas dilaan.
Hase ahaate ma kala cada in Gorgorkani yahay kii 2 maalmood ka hor wiil ku dilay isla deegaankaas iyo in kale.

SRTV


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images