INAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHILAAHI RAAJICUUN ….Dhammaan Jaaliyadda reer Awdal ee UK iyo dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ka mid ah hoggaanka Jaaliyadda ayaa waxa ay tacis u dirayaan Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayale Kaahin oo ay dhawaan hooyadii ku geeriyootay Somaliland. Allaha u naxariistee Marxuumadda waxa ay Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo. Eheladeedii Oo uu ugu horreeyo wiilkeeda Daahir Riyaalena uu samir iyo iimaan ka siiyo.
1. Ahmedweli sh. Omer Goth
2. Mohamed Hussein Said
2. Ahmed Ibrahim Tani
3. Abdi Mohamoud Ismail ( Abdiweyne )
4. Mohamed Duale Goth
5. Abdirahman Abdillaahi Jimcaale
6. Hassan Muse Khalif
7. Noor Xaaji Hussien Fariid
8. Hussien Cige ( Mayke )
9. Caydiid Xaaji Daahir
10. Idiris Maydhane Warsame
11. Mohamed Noor Canshraar
12. Bashir Mahamoud
13. Abdirahman Aw Faarax Sigad
14. Mohamed Hassan Sh. Muumin
15. Mohamed Omer Sh. Ibrahim
16. Ismail Hussien
17. Haaruun Sh. Abdirahman Qaaddi
18. DR. Abdirahman Oner Egeh
19. Abdillaahi Abdi Jibril ( Jibril Tiil )
20. Rashid Noor Egeh
21. Ali Daahir Abdi
22. Abdi Barkhad Meecaad ( ina Shinbir )
23. Aden Elmi ( Dallacaaye )
24. Hussien Ibrahim ( Cawaale Dheere )
25. Abdirahman Ali Kaahiye
25. Muuse Ahmed Good
26. Abdirahman Omer Bile
27. Mohamed Omer Bile
Dhammaanba dadkaasi waxa ay Marxuumadda Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Aammiin
Awdalpress.com




