Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Websidada la soo gelinayo Videoga wax hore uga dhacay Boorama Anaga culays naguma hayso oo xaqiiqda gudaha ayaan ognahay.. Websidada Soomaaliduna beryahan dambe waa nooc minal Qabiil..Wasiir Xasan Daahir Dhimbiil

$
0
0

57Awdalpress(Borama) 19 Dec, 13– W/xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil oo ka mid ahaa xubnihii dawlada Somaliland uGu sareeyay ee la socday weftigii Awdalstate ee Gobolka yimid shalay oo waraysi siiyay shabakada Awdalpress ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar la soo geliyay shabakadaha Internetka ee reer Awdal, kuwaas oo sheegayay in weftigaasi lagu banaanbaxay..

Wasiir Xasan oo Arintaas ka hadlaya ayaa wuxuu Yidhi” Si wanaagsan ayaa la noo soo dhaweeyay Anaga iyo weftigii hogaanka Awdalstate ee dibada ka yimid, haba yaraatee ma jiraan wax dhib ah amase banaabax ah oo weftigayaga ka horyimid, dadweynuhu wax isdaba joogeen Dilla ilaa Boorama oo gacmaha la is haystay, warakaasina maaha kuwa jira waa wax hore uga dhacay wakhtiyo hore Boorama oo la soo geliyay, Anagana culays naguma hayaan wararkaasi, maadaama aan xaqiiqdii gudaha hayno, waxaanan u arkaa dadka waxaas samaynaya kuwo ka tegay Akhlaaqiyaadkii Saxaafada oo dadkooda been u tebinaya. websidada Soomaaliduna beryahan dambe waxay noqdeen nooc minal qabiil, Ninkuna magaaladiisii ayuu yimid, cidina kuma mudaharaadayso………… Waraysiga oo dheer oo Wasiirku ka waramayo kulan caawa dhexmaray Weftiga Awdalstate iyo Ardayda Jaamacadaha Boorama sida uu dhacay goor dhaw shabakada Awdalpress kala soco…………

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles