Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muuqaal argagax leh oo laglu arkay Hargeysa iyo agagaarkeeda, loona malaynayo duufaan ku habsanaysa dhulkaasi.( DAAWO MUUQAALKA)

$
0
0

Hargeysa (BLM) daruuraha cirka ee magaalada hargeysa ayaa maanta isku beddelay siigo iyadoo la waayay muuqashadii daruuraha iyo cirka, dadka reer hargeysa oo aan u baran in cirku noqdo sidan oo kale ayaa iyagu ku macneeyay inay tahay astaamo cadaynaya aakhira sabanka, iyadoo dadka qof kastaaba iska waysastay, guud ahaan cirka ayaa isku bedelay mid ah siigo islamarkaana siigadu waxay qarisay daruurihii cirka, hawada aad qaadanayso ayaad dareemaysaa in siigo ku jirta waana markii u horaysay ee reer hargeysi arkaan cirka oo siigo noqday

hargeysa

hargesa21

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images