Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sh. Hassan Deheeye oo ka hadlaya Buugta ardayda Somaliland loo dhigo, oo dhalliilay Manhajka dalka Somaliland.

$
0
0

SheekhAwdalpress – Hargeysa – Sidiisaba Manhajka waxbarashada dal waa ka haga fikirka ummaddaasi, waxana uu manhajku ka tarjumaa fikirka iyo wax kasta oo ay dadkaasi aamminsan yihiin. Laakiin waxa dhinaca kale mar walba yaalla wax badan oo aan ku habboonayn in manhajka lagu soo daro, Waxana dhacda in buugta schoollada ee xafiiska Manaahijtu soo qoreen in loo arko, in dad gaar lagu raalli gelinayo amma been laga sheegayo masiirka ummaddaasi amma lagu beddelayo hab u fekarkooda.

Sidaasi daraaddeed, ama jeclow amma necbow, waxa manhajka sharcigiisu yahay in waxa ummadda ka dhexeeya uun muhiimadda la saaro, laakiin dhinac la iska dhigo, waxa ay dad gaar ahi dhaqan amma taariikh u leeyihiin. Balse, qofka jeceli buug waa ka qori karaa waxa uu aamminsan yahay, hase yeeshee ilmaha ku qasbi karo in loo dhigo buuggaasi.

Isaga oo Sheekh Xasan Deheeye arrintaa si mug leh uga hadlayo, dad badan oo reer Somaliland ahina ay u guuxeen waxa uu yidhi:

Awdalpress.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images